Farmaajo: “Waxaan ognahay in dowlad goboleedyada qaarkood dalal shisheeye soo dhisteen”

Madaxweynaha dowlada Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bixiyey wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya oo ku saabsan xaaladaha ka jira dalka sida siyaasadda, khilaafka maamul goboleedyada, xiriirka dowladaha deriska la ah Soomaaliya, doorashooyinka soo soo socda iyo arrimo kale oo khuseeya xaalada guud ee dalka. Farmaajo oo wax laga weydiiyey saddexdii sano ee lasoo dhaafay … Continue reading Farmaajo: “Waxaan ognahay in dowlad goboleedyada qaarkood dalal shisheeye soo dhisteen”